JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐‡๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ ๐š๐ก ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐‡๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ ๐š๐ก ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

MUQDISHO, Soomaaliya โ€“ Gudoomiyaha Heyโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee heyโ€™addu hiigsanayso sanadkan 2026.

Qorshahan ayaa diiradda saaraya wax ka qabashada baahiyaha aasaasiga ah ee bulshada Soomaaliyeed wajaheyso, gaar ahaan hagaajinta nidaamka waraabka iyo helitaanka biyo nadiif ah oo ay dadku cabaan.

Gudoomiyaha ayaa xusay in dalka ay ku yaallaan ceelal badan oo hadda u baahan dayactir degdeg ah. Qaar ka mid ah ceelashaas ayaa u xumaaday sababo farsamo, halka kuwo kale ay biyaha ku jiraan noqdeen kuwo “qaraar” ah oo aan la cabbi Karin, kuwaas oo la qorsheynayo in lagu xiro qalab biyaha lagu sifeeyo.

“Hadafkeenu waa in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed uu helo biyo nadiif ah, annaga oo ka faa’ideysanayna agabka casriga ah ee lagu sifeeyo biyaha ceelasha qararka ah,” ayuu yiri Gudoomiyaha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.