JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐋𝐨𝐧𝐝𝐨𝐧 𝐊𝐚𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐃𝐢𝐚𝐬𝐩𝐨𝐫𝐚 𝐄𝐦𝐞𝐫𝐠𝐞𝐧𝐜𝐲 𝐂𝐨𝐨𝐫𝐝𝐢𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐇𝐮𝐛 (𝐒𝐎𝐃𝐄𝐂𝐇).

HomeNews 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐋𝐨𝐧𝐝𝐨𝐧 𝐊𝐚𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐃𝐢𝐚𝐬𝐩𝐨𝐫𝐚 𝐄𝐦𝐞𝐫𝐠𝐞𝐧𝐜𝐲 𝐂𝐨𝐨𝐫𝐝𝐢𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐇𝐮𝐛 (𝐒𝐎𝐃𝐄𝐂𝐇).
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada London ee Boqortooyada Midowday uga qayb gashay munaasabad lagu daah-furay Somali Diaspora Emergency Coordination Hub (SODECH).
Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen IOM UK iyo IOM Soomaaliya waxaa ka qayb galay hoggaamiyeyaal ka tirsan qurba-joogta Soomaaliyeed, hay’adaha bani’aadannimo iyo daneeyayaal kale, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta isku-xirka iyo iskaashiga dhinacyada ay khuseyso.
SODECH waxay muhiimad gaar ah siinaysaa ka faa’iideysiga aqoonta, khibradda, xiriirrada iyo taageerada qurba-joogta Soomaaliyeed, si loo taageero diyaar-garowga musiibooyinka, gurmadka degdegga ah iyo dhismaha adkeysiga bulshada.
Ugu Danbeyn, Hay’adda SoDMA ayaa soo dhaweysay aasaaska SODECH, iyadoo adkeysay doorka ay qurba-joogta Soomaaliyeed ku leeyihiin taageerada dadaallada bani’aadannimo iyo maareynta musiibooyinka, waxayna balan qaaday inay diyaar u tahay xoojinta wada-shaqeynta SODECH, IOM iyo bah-wadaagta qurba-joogta Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.