JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐†๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐ฎ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐†๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ž๐ฒ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐ฎ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ.

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) iyo Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka daahfureen bixinta deeq gargaar ah oo loogu talagalay bulshada ay saameeyeen abaaraha baโ€™an ee ka jira dalkeenna, si gaar ah magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran shacabka ku nool.

Deeqdaan gargaar waxaa daahfuray Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Isaaq Macalin (Wasiir Ganeey), oo ay wehliyaan Kaaliyaha Guddoomiyaha SoDMA ee dhanka hayโ€™adaha Carabta Cabdiraxmaan Waxiid iyo maamulka Degmada Baydhabo.

300 oo qoys oo isugu jira naafo iyo barakacayaal dhawaan magaalada soo gaaray, kadib markii ay saameyeen abaraha ka jira dalka iyo dad jilicsan, ayaa deeqdaan isla maanta ka faaโ€™iideystay, qoysaskan oo aad u tabaalaysan ayaa loo qeybiyay qeybaha kala duwan ee raashinka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.