JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Naciimo Xasan Agaasimaha Ururada NGO oo ku hadashay magaca NGO-yada dalka ayaa khudbad ka jeedisay Meertada 9-aad π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅) ee magaalada Jowhar

Bogga HoreWararka Naciimo Xasan Agaasimaha Ururada NGO oo ku hadashay magaca NGO-yada dalka ayaa khudbad ka jeedisay Meertada 9-aad π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅) ee magaalada Jowhar
Naciimo Xasan Agaasimaha Ururada NGO oo ku hadashay magaca NGO-yada dalka ayaa khudbad ka jeedisay Meertada 9-aad π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅) ee magaalada Jowhar, iyadoo ka digtay xaalad bini’aadannimo oo halis ah oo ka jirta Soomaaliya.
Waxay sheegtay in yaraanta roobka Deyrta iyo abaaraha ay sii xumeynayaan xaaladda, gaar ahaan tuulooyinka, goobaha barakacayaasha, iyo bulshooyinka nugul. Sidoo kale, waxay tilmaantay in kheyraadka la heli karo uu sii yaraanayo, halka baahiyaha gargaarka ay sii kordhayaan.
Naciimo Xasan ayaa bogaadisay hoggaaminta SoDMA iyo iskaashiga Wasaaraddaha Gargaarka Dowlad Gobaleedyada waxayna u mahadcelisay ka hawlgalayaasha Qaramada Midoobay, NGO-yada gudaha iyo kuwa caalamiga ah, iyo deeq-bixiyeyaasha, kuwaas oo gacan ka geystay in gargaarku gaaro dadka ugu baahan.
Ugu Danbeyn waxay ku boorisay in xoogga la saaro mas’uuliyadda wadajirka ah iyo awoodda bulshada, maadaama mustaqbalka Soomaaliya uu ku dhisan yahay adkeysiga, iimaanka, iyo deeqsinimada dadkeeda, ee aysan ku xirnayn kaliya gargaarka bini’aadannimo.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.