JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐…๐ข๐๐ซ๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Guddoomiye Ku-xigeenka, Agaasimeyaasha Guud, Agaasime Waaxeedyada iyo dhammaan howl-wadeenada Hayโ€™adda waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka.

Iyadoo dalkeennu wajahayo duruufo nololeed oo adag, gaar ahaan abaarta baahsan, waxaa shacabka Soomaaliyeed lagu boorrinayaa inay muujiyaan isku duubni, is-caawin iyo garab istaag, si loo wadaago farxadda ciidda loona taageero dadka nugul.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana inaga yeelo kuwii ku guuleysta kheyr iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak dhammaanteen.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.