JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ-๐๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š ๐“๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐๐š๐š๐ฅ๐ž.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ-๐๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ง๐จ ๐ค๐š ๐“๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐๐š๐š๐ฅ๐ž.

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka Abaaraha, ayaa gurmad biyo dhaamin ah gaarsiisay deegaannada Daaniyaa iyo Majiido oo hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Gurmadkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu yareynayo saameynta abaarta baโ€™an ee ku habsatay bulshada ku nool deegaannadaasi, iyadoo baahida biyaha ay noqotay mid aad u daran.

Masโ€™uuliyiinta Hayโ€™adda SoDMA ayaa sheegay in howlaha gurmadka ay sii socon doonaan, ayna gaari doonaan deegaanno kale oo ay abaartu si xooggan u saameysay, si loo badbaadiyo nolosha dadka nugul.

Dadka deegaanka ayaa dhankooda si weyn u soo dhoweeyay gurmadkan, iyagoo muujiyay baahida joogtada ah ee ay u qabaan biyo iyo adeegyo kale oo aasaasi ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.