JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐’๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ.

Bogga HoreWararka ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐’๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ.

Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA). Shirka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta isku-duwidda ka-jawaabista abaarta, falanqaynta xaaladda baniโ€™aadannimo, iyo adkaynta wada-shaqeynta hayโ€™adaha dowladda.

Shirka, oo la qabto saddexdii biloodba mar, wuxuu qayb ka yahay dadaallada lagu horumarinayo nidaamka wadaagga xogta, qiimeynta xaaladda abaarta, iyo hagidda tallaabooyinka qaran ee wax looga qabanayo saameynta abaaraha.

Waxaa ka qeyb-galay shirka wakiillo ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada dalka, iyo Maamulka Gobolka Banaadir, iyaga oo si wadajir ah u falanqeeyay sugnaanta cuntada, baahiyaha jira, iyo caqabadaha taagan.

Ugu dambeyn, guddigu waxay ku balameen in shir balaaran layskugu yimaado bisha February ee sanadkan.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.