FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA SOMALIA DISASTER MANAGEMENT AGENCY- SoDMA

Follow us on :

FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA SOMALIA DISASTER MANAGEMENT AGENCY- SoDMA

Hay’adda SoDMA oo daah-furtay shir wadatashi oo looga hadlayay leexsashada gargaarka bini’aadantinimo dhinaca sharciyadda iyo ilaalinta caddaaladda

HomeNews Hay’adda SoDMA oo daah-furtay shir wadatashi oo looga hadlayay leexsashada gargaarka bini’aadantinimo dhinaca sharciyadda iyo ilaalinta caddaaladda

May 28, 2025

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay shir wadatashi muhiim ah oo looga hadlayay arrinta la xiriirta leexsashada gargaarka bini’aadantinimo dhinaca sharciyadda iyo ilaalinta caddaaladda.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay wakiillo ka kala socday Wasaaradda Caddaaladda, Hay’adda Dambi Baarista (CID), Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, madaxda SoDMA, ururrada bulshada rayidka ah, iyo qareenno (looyarro), kuwaas oo si qoto dheer uga dooday arrimaha la xiriira hufnaanta iyo isla xisaabtanka ku saabsan maaraynta gargaarka bini’aadantinimo ee dalka.
Intii uu socday kulanka, waxaa la is-weydaarsaday xog muhiim ah oo ku saabsan caqabadaha ka jira bixinta gargaar si waafaqsan sharciga, iyo doorka ay hay’adaha garsoorka iyo amniga ku leeyihiin xaqiijinta in gargaarka uu gaaro dadkii loogu talagalay si cadaalad iyo daahfurnaan leh.
Dr. Ismaaciil Jimcaale, Madaxa Horumarinta Mashaariicda ee SoDMA, ayaa shirka si rasmi ah u soo xiray, isaga oo uga mahadceliyay dhammaan ka qaybgalayaasha sida hagar la’aanta ah ee ay uga qeyb qaateen kulankan muhiimka ah, Asigoona ku baaqay in la dhiso hannaan mideysan oo hufan oo lagu maareeyo gargaarka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.