JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

.. .. .. .. .. ..
Gudoomiyaha

Fariinta Gudoomiyaha

Tan iyo markii dib loo soo celiyay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, waxaan awoodeena isugu geenay wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah iyo colaadaha aafeestay dadkeena. Si kastaba ha ahaatee, waxaan hamineenaa inaan noqono Hay’add aad uga sii firfircoon wax ka qabashada musiibada sida ugu dhaqsaha badan ee suurtogalka ah si loo yareeyo saameynta ay khataraha ku keenaan bulshooyinkayada. SoDMA waxa ay noqon doontaa mid ku jihaysan wax ka qabashada masiibooyinka ka hor iyo ka dib.

Maxamuud Macalim Cabdulle

Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA)