JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Saaxiibada Maamulada

La Shaqaynta Maamulada Xubnaha Ka Ah Dowladda Federaalka

Waxaan si dhow ula shaqeyneynaa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo xaqiijiyo jawaabaha degdega ah oo wax ku ool ah. Waxaan door muhiim ah ka ciyaarnaa isku-dubbaridka dadaallada bani’aadamnimada ah, bixinta gargaarka musiibooyinka, iyo taageeridda bulshooyinka u baahan Soomaaliya oo dhan. Waxaan awoodeena iskugu geeyneenaa inaan si wadajir ah uga shaqeyno wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah, gaarsiinta gargaarka muhiimka ah, oo aan saameyn togan ku yeelanno dadka unugul dhibaatooyinka ee gobolka.