JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Qaab-dhismeedka Hay’adda

Dhismaha

Qaab-dhismeedka Hogaanka Hay'adda

Maadaama Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SODMA) ay madax ka yihiin Guddoomiyaha iyo Kaaliyaha Guddoomiyaha, waxay leedahay Guddi Agaasimayaal iyo Xoghaye Guud.

Xoghayntu waxa ay ka kooban tahay 12 waaxood, laba qaybood (Horumarinta Barnaamijyada iyo Arimaha Gender-ka), iyo Xarunta Isku-dubbaridka Gurmadka Qaranka (NEOC).