JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS oo uu ku wehliyey Guddoomiyaha Hay’adda SODMA ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS oo uu ku wehliyey Guddoomiyaha Hay’adda SODMA ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq

April 25, 2025

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali)Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah kujooga Caasimadda Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, Xasillinta, Dib u heshiisiinta, Dimoqoraadiyadeynta iyo maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac ee howlaha kala duwan.

Kulankan oo uu ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Amiir, Guddoomiyaha Hay’adda SODMA mudane Maxamuud Macallin.Iyo Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Ridwaan Xersi Maxmed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.