Sebtembar 3, 2025, Muqdisho, Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Somaaliyeed, Xurunteeda Qaran ee Ka Digista Halis-wadareedka ayaa soo saartay warbixinta sadaasha Xili Roobaadka Deyrta 2025. Sanadkasata xiligaan oo kale iyadoo laga amaba qadayo lana falanqeynayo waxqabadkii Xili Roobadkii la soo dhaafay ayaa la soo saaraa sadaasha iyo filashada Xili Roobaadka Deyrta.







0 Comments