JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

SoDMA, Cumaan Charity iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Deeq Afurin ah u Qeybiyay Qoysas Danyar ah.

Bogga HoreWararka SoDMA, Cumaan Charity iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Deeq Afurin ah u Qeybiyay Qoysas Danyar ah.

Hay’adaha SoDMA,Cumaan Charity iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah deeq afurin ah ugu qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmooyinka Howlwadaag, Warta Nabadda iyo Hodan ee magaalada Muqdisho.

Deeqdan afurinta ah ayaa qeyb ka ah taageero loo fidinayo bulshada nugul, iyadoo dalka ay ka jiraan abaaro baahsan, isla markaana lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan SoDMA oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in deeqdan ay muhiim u tahay qoysaska danyarta ah, isla markaana hay’addu ay sii wadi doonto gurmadka iyo taakuleynta dadka u baahan.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.