JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA oo xoojineysa dadaallda gargaarka ayaa gaarsiisay taageero bani’aadannimo 21,600 oo qof oo ah dadka colaaduhu saameeyeen

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA oo xoojineysa dadaallda gargaarka ayaa gaarsiisay taageero bani’aadannimo 21,600 oo qof oo ah dadka colaaduhu saameeyeen

March 13, 2025

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo xoojineysa dadaallda gargaarka iyo garab istaagga dadka shacabka ah ee ku barakacay dagaallada lagu xoreynayo dalka ayaa 21,600 oo qof oo ah dadka colaaduhu saameeyeen gaarsiisay taageero bani’aadannimo oo iskugu jirta cunno, dawo, dhar, teendhooyin iyo agab kale oo muhiim u ah nolosha.
Ilaa hadda, in ka badan 46,000 oo qof oo ku dhaqnaa degmooyinka iyo degaannada gobolka Shabeeellaha dhexe iyo qeybo kamid ah gobolka Hiraan, ayaa ku barakacay dagaallada ka dhanka ah argagaxisada, kuwaas oo u baahan gacan-qabad iyo ka warqab bani’aadannimo oo joogto ah.
Tirada dadka ka barakacy guryahooda ayaa markasta sare u kici karta, maadama xaaladdu aysan wali deganeyn.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.