JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha SoDMA, Wasiirka Gargaarka Jubaland iyo Iskaashiga Hay’adaha Gargaarka ee Qatar

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha SoDMA, Wasiirka Gargaarka Jubaland iyo Iskaashiga Hay’adaha Gargaarka ee Qatar

February 12, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SDMM Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Axmed Cumar oo ay weheliyaan Madaxda Hay’adda Qatar Charity Qatar Charity iyo Sanduuqa Horumarinta Qatar Magaalada Kismaayo waxaa laga daahfuray mashruuca gargaarka raashinka ah oo la gaarsiin doono 46,000 oo qoys oo ku kala nool guud ahaan dalka, waxaana mashruucan bixinaysa dowladda Qatar.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.