JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gargaar isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka gaarsiiyay dadka nugul ee ka barakacay dagaallada dalka ee ku sugan Degmada Jalalaqsi

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gargaar isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka gaarsiiyay dadka nugul ee ka barakacay dagaallada dalka ee ku sugan Degmada Jalalaqsi

March 17, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa gargaar isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka looguna tala-galay dadka nugul ee ka barakacay dagaallada dalka lagu xoreynayo iyo abaaraha ee ku dhaqan degaanka Qoryaale, ku wareejiyay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.
Guddoomiye Maxamuud ayaa si weyn u bogaadiyay shacabka Degaanka Qoryaale oo dhaca xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, ahna degaan muhiim u ah geesiyaasha Macawisley ee u taagan difaaca degaanka iyo xoreynta dalka, isagoo ballan-qaaday garab istaag hor leh iyo taageero aan kala go’ lahayn.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.