
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA furimaha hore ee dagaalka salaada Ciida kula dukaday ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka
Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA furimaha hore ee dagaalka salaada Ciida kula dukaday ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta furimaha hore ee dagaalka salaada Ciida kula dukaday ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka, waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen,masuuliyiin kale duwan iyo saraakisha ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka.
Hirshabeelle waxaa ka socda dagaalo adag oo lagu jabiyay cadowga khawaarijta, waxaana socda abaabulka howl-galo culus oo khawaarijta looga saarayo deegaanada ay ka jogaan Shabeellaha Dhexe.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.
0 Comments