JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Maamulka & Maaliyadda

Waaxdani ayaa ah mida ugu halbowlaha weyn ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo dhammaan waaxaheeda kala duwan si ay si fudud ugu oggolaato in Hay’adda SoDMA ay si ay howl la taaban uqabato dadkeeda.

Waaxda maamulka iyo maaliyadda ayaa mas’uul ka ah: 

    • Waajibaadka waaxdan waxaa ka mid ah la socodka iyo fulinta heerarka xisaabaadka.

    • U diyaari odoroska maaliyadeed ee dakhliga iyo kharashaadka SoDMA.
    • Si loo hubiyo helitaanka adeegyada iyo tas-hiilaadka lagama maarmaanka u ah in lagu taageero maamulka iyo hawlaha kale ee SoDMA.
    • Waxay qorsheysaa, abaabushaa oo isku dubbaridaa soo iibinta agabka, iyo adeegyada SoDMA
    • Waxay horumarisaa, fulisaa oo la socotaa qorshaha wax iibsiga ee SoDMA
    • Talo ka bixisaa hababka wax iibsiga ee ku habboon ee loo isticmaalo soo iibinta alaabada iyo adeegyada la-talinta ee hoos yimaada mashruuca
    • Waxay maamushaa habka wax iibsiga oo hubisaa in dhammaan hawlaha wax iibsiga ay u hoggaansamaan shuruucda, xeerarka, siyaasadaha iyo habraacyada dawladda iyo Hay’adda wax iibsiga.

Waxa intaas dheer, waaxdu waxay ku hawlan tahay go’aan gaarista sida shaqaaleysiinta iyo miisaaniyada sannadlaha ah ee istiraatijiyadeed.