JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ข๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ž๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป.

Bogga HoreWararka ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ข๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ž๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Xeraale ee Galmudug ka daahfuray biyo dhaamin degdeg ah oo loogu gurmanayo qoysaska ay abaartu saameysay.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo safar shaqo ku maraya deegaannada Galmudug, isla markaana ay wehlinayeen Masuuliyiin katirsan Galmudug oo kala ah Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiirka Qorshaynta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka, ayaa sheegay in gurmadkan oo gaaraya ilaa 70 booyadood lagu yareynayo biyo laโ€™aanta baahsan ee ka jirta degmada iyo nawaaxigeeda.

Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sidoo kale warbixin ka dhageystay bulshada deegaanka, isagoo adkeeyay in biyo dhaamintaan ay mudnaan gaar ah siinayo qoysaska ugu nugul, isla markaana uu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo gurmadka abaaraha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.