JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐๐š๐ซ๐š๐ง: ๐๐š๐š๐ช ๐Š๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐๐š๐ซ๐š๐ง: ๐๐š๐š๐ช ๐Š๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

Guddiga Haweenka ee Gurmadka Abaaraha oo maanta booqasho ku tagay xarumaha gurmadka iyo keydka Hayโ€™adda SoDMA, ayaa ka warbixiyey xaaladda abaareed ee aadka u adag ee dalka ka jirta.

Waxay ugu baaqeen ganacsatada, culimada, iyo bahda waxbarashada inay ka qeyb qaataan gurmadka socda, oo ay keenaan wax kasta oo ay heli karaan, ayagoo adeegsanaya akoonnada hoos ku xusan:

Muwaadin, waxyar oo aad bixiso waa sadaqo, waxayna badbaadin kartaa walaalkaa oo maanta halis ku jira.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.