JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐€๐Ÿ-๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐€๐Ÿ-๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii 5-aad safarka gurmad abaaraha ah oo ay ku marayaan deegaannada Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin ayaa ku wareejiyay Maamulka Degmada Af-Barwaaqo iyo Guddiga Abaaraha degmada 100 Booyadood oo biyo ah, si loo gaarsiiyo dad ay sida daran u saameeyeen abaaraha ka jira degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Intii uu ku sugnaa degmada, Guddoomiyuhu wuxuu kormeer ku sameeyay deegaanno ay ka jirto xaalad nololeed oo aad u adag, halkaas oo ay isku biirsadeen abaar baโ€™an iyo saameynta isbeddelka cimilada. Fiditaanka bacaadka iyo wadooyinka oo xun, waxay caqabad ku noqdeen helitaanka biyo ku filan iyo in gurmadka si fudud u gaaro qaar ka mid ah deegaannada fogfog.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.