JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐Ž๐จ ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐Š๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐–๐ข๐ฌ๐ข๐ฅ.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐Ž๐จ ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐Š๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐–๐ข๐ฌ๐ข๐ฅ.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii 3-aad ee safarkiisa gurmadka Abaaraha ku gaaray Degmada Wisil ee Gobolka Mudug.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA ayaa Guddiga Abaaraha Degmada Wisil ku wareejiyay 125 Booyadood oo biyo-dhaamin ah, si loo gaarsiiyo dadka ku nool miyiga iyo deegaannada hoos yimaada degmada, kuwaas oo ay saameysay abaarta ka jirta halkaasi.

Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu wuxuu gurmad biyo-dhaamin ah u sameeyay dadka ku nool deegaannada miyiga ah, halkaas oo uu kula kulmay qoysas ku sugan xaalad nololeed oo aad u adag. Wuxuu baaq u diray shacabka Soomaaliyeed inay u gurmadaan walaalahooda ay abaartu saameysay, gaar ahaan bishan barakeysan.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.